Wax ka Ogoow Superstar Sunny Deol filimada u diyaarsan iyo kuwa u qursheesan inuu sameeyo 2018-2019

0
1339

Wax ka Ogoow Superstar Sunny Deol filimada u diyaarsan iyo kuwa u qursheesan inuu sameeyo 2018-2019

 

 

Superstar Sunny Deol wuxuu haatan aad ugu mashquulsan yahay dhameestirka filimka wiilkiisa Karan Deol lagu soo caan bixinaayo Pal Pal Dil Ke Paas oo uu Director iyo soo saare ka yahay.

Balse Sunny midaas kama reebin in 2018 aflaan usoo baxaan sidoo kalena wuxuu saxiixday aflaan xiiso badan kuwaas oo uu sanadkan gudihiisa ka hawl gali doono qaarkoodna la daawan doono sanadka dambe.

Sunny Deol iyo filimada u diyaarsan ama kuwa uu ka halw gali doono fadlan hoos kaga bogo haddii aadan wax badan kala soconin:

Filimada 2018 usoo baxayaan:

Yamla Pagla Deewana Phir Se (15 Aug 2018)

Bhaiyyaji Superhit (14 Sep 2018)

Karan Kapadia filimka lagu soo caan bixinaayo (Nov/Dec 2018)

Filimada 2019 ama 2010 usoo baxayaan:

Singam 3

Director Anil Sharma filimkiisa xiga oo haatan si hordhac ah loogu yeero Kevach

Director Rajkumar Santoshi filimkiisa xiga

Mera Bharat Mahaan.

Filimside

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here