Guddoomiye Cirro Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweyay Magaalada Hargeysa +SAWIRO

0
1029

Guddoomiye Cirro Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweyay Magaalada Hargeysa+ SAWIRRO

 

 

 

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Dr Cabdiraxmaan Maxame Cabdilaahi Cirro Iyo Wafti uu hogaaminaayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport Ee Magaalada Hargeisa ee Caasimada Somaliland.

 

 

Guddoomiyaha ayay soo dhaweyeen Hogaanka Sare ee Xisbiga sida Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde & Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xassan & Xildhibaan Xusseen Caydiid & Gudoomiye ku Xigeenka Koobaad ee Xisbiga Cabdirisaaq Khaliif Axmed Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Khadar Xusseen Cabdi & Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarad Maxamed Sidiiq iyo Waliba Xubno Ka Socoday Garabka Haweenka.

 

 

Gudoomiyaha Ayaa Waraahinta Kana Hadlay arimo Badan oo ay kamid tahay Doorashada fooda inagu soo haysa ee golaasha Baarlamaanka & Deegaanka, & Arimo ay kamid tahay Colaada Tukaraq Ceel-Afweyn.

 

 

 

Image may contain: 3 people, people smilingImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 14 people, people smiling, people standing, wedding, crowd and outdoorImage may contain: 5 people, people standingImage may contain: 6 people, people standing and outdoorImage may contain: 8 people, people standing and outdoorImage may contain: 8 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, outdoorImage may contain: 4 people, outdoorImage may contain: 3 peopleImage may contain: 7 people, people smiling, beardImage may contain: 6 people, people smilingImage may contain: 9 people, people smiling, beardImage may contain: 5 people, people smiling, beard and suitImage may contain: 2 people, people smiling, people standing, beard and outdoorImage may contain: 10 people, people standing and outdoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here