TACSI : Xaaji Cabdi Waraabe Oo Goor Dhaweyd Geeriyoodey .

0
688

TACSI : Xaaji Cabdi Waraabe Oo Goor Dhaweyd Geeriyoodey .

Xaaji Cabdikariim Xussen  Yuusuf ( Cabdi Waraabe ) oo ka mid ahaa odayaasha waa weyn ee udub dhaxaadka u ahaa Somaliland ayaa goor dhaweyd ku geeriyoodey magaalada Hargeysa  .

Xaajiga ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey-ba xaalad caafimaad u yaala cisbitaalada dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here