DAAWO : Prof Samater Oo Ku Taliyey In Kominshanka Doorashooyinka La Kala Diro Laga-na Dhigo 9 Xubnood

0
584

DAAWO : Prof Samater Oo Ku Taliyey In Kominshanka Doorashooyinka La Kala Diro Laga-na Dhigo 9 Xubnood

Hargeysa (Dalmar-News):- Prof Axmed Ismaciil Samater oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu ku taliyey in la kala diro kominshanka doorashooyinka isla markaana kuwa danbe ee la soo xulaayo laga dhigo 9 xubnood .

Prof Samater ayaa sidoo kale ku taliyey in sagaal-kaas xubnood loo  kala qeybiyo in saddexda xisbi min 2 xubnood soo magacowdaan , saddex-da kale-na laga dhigo dad ajaanib oo arimaha doorashooyinka ku takhasuusay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here