AKRISO:- Magacyada Iyo Sawirada Muslimiintii Lagu Xasuuqay Magaasijkii Ku Yaalay Dalka New Zealand Oo La Shaaciyay Iyo Inta Ay Da Doodu Ahayd

0
661

AKRISO:- Magacyada Iyo Sawirada Muslimiintii Lagu Xasuuqay Magaasijkii Ku Yaalay Dalka New Zealand Oo La Shaaciyay Iyo Inta Ay Da Doodu Ahayd

Waxaa maalmo kadib lasoo bandhigay magacyada iyo Sawirada 49-qof oo maalintii jimcaha cunsuri hubeesan ku laayay labo masjid oo kuyaala magaalada Chrischurch ee dalka New Zealand.

Dadka Muslimiinta ah ee lagu laayay labada masjid ayaa isugu jiray caruur, dhalinyaro, haween iyo dad da’ ah, waxaana ruuxii ugu da’da yaraa ee weerarkaasi lagu dilay uu ahaa Mucad Ibrahim oo sadex sano jir ahaa.

Muslimiinta lagu laayay weerarkii ka dhacay Masaajida magaalada Chrischurch ayaan wali la aasin, waxaana la filayaa in dadkaasi aas balaaran loo sameeyo marka ay dowlada ku wareejiso eheladooda.

Weerarkii lagu laayay muslimiinta masaajida ku cibaadeesaneysay ayaa dhaliyay cambaareyn xoogan, waxaana weerarkan si kulul uga hadlay una cambaareeyay qaar badan oo kamid ah hogaamiyaasha Wadamada Caalamka.

one

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here