Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Booqasho Uga Tagay Ex Madaxweyne Siilanyo+SAWIRO

0
597

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Booqasho Uga Tagay Ex Madaxweyne Siilanyo+SAWIRO

Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo EX Madaxweyne Axmed Siilaanyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Somaliland, ahna Aas-aasaha xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
Image may contain: one or more people, people standing and indoorImage may contain: 1 person, standing and indoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here