TOOS U DAAWO: Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland

0
619

TOOS U DAAWO: Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland

Waxaa ka socota Xarunta Madaxtooyada Garowe Munaasabadda Caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Deni, iyadoo ay ka qeyb galayaan Madaxweyne Farmaajo, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Siyaasiyiin, Duubabka dhaqanka iyo marti sharaf kale.

Munaasabaddan oo ah mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa hab maamuuskeeda yahay mid sareeyo, iyadoo Madaxda ay fadhiyaan safka hore, waxaana kuraasta ay ku fariisanayaan Madaxda ku qornaa Madaxda kala duwan.

Waxaa lagu wadaa in gabagabada Munaasabadda in khudbado ay ka jeediyaan Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada, Madaxweynayaashi hore ee Soomaaliya iyo Madaxweynayaashi hore ee Puntland.

Halkan si toos uga daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here