DEG DEG : Xiliga Uu Qabsoomaayo Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay+Xifaltankii Kursiga oo Bilaabmay

0
614

DEG DEG : Xiliga Uu Qabsoomaayo Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay+Xifaltankii Kursiga oo Bilaabmay

Hargeysa (Dalamr-News):- Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu iminka si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga  uu qabsoomi doono shirkii golaha dhexe ee xisbigaaasi.

Gudoomiye ku xigeenka xiabigaasi , xoghayaha guud iyo gudooomiye  ku xigeenka golaha dhexe waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeen in shirku ka qabsoomi doono magaalada Borama taariikhdu markay tahay 23.02.2019.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here