DAAWO : Marwo Faadumo Siciid Oo Dhaliishay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Mustafe Cagjar

0
960

DAAWO : Marwo Faadumo Siciid Oo Dhaliishay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Mustafe Cagjar

Hargeysa (Dalmar-News):- Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa ay dhaliilo u jeedisay kulankii dhawaan magaalada Wajaale ku dhex maray madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya Md Mustage Cagjar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here