Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxyadii ruxay Muqdisho+Ururka Al Shabaab Oo Iminka War Ka Soo Saarey 

0
675

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxyadii ruxay Muqdisho+Ururka Al Shabaab Oo Iminka War Ka Soo Saarey

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ruxay labo qarax oo aad u xoogan kuwaa oo ka kala dhacay goobo aan kala fogeyn, qaraxyadan ayaana dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa koobaad oo ahaa mid gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay Koontarool kuyaala agagaarka Tayaatarka Qaranka ,waxaa sidoo kale goobtaasi kuyaala xarumo ganacsi iyo goobaha shaaha laga cabo.

Dad ku dhaw 10-ruux uu ku jiraan Wariye Cawil Daahir Salaad iyo sadex kale oo kamid ahaa Shaqaalaha Tv-ga Universal ayaa qaraxan ku dhintay, waxaa sidoo kale qaraxan ku dhaawacmay dad ka badan 10-ruux oo isugu jiray shacab iyo ciidan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here