DAAWO ” Shadhaab Waryaa…” Sababta Uu Isku Casilay Agaasimihii Cadaaladu Xuseen Laky

0
665

DAAWO ” Shadhaab Waryaa…” Sababta Uu Isku Casilay Agaasimihii Cadaaladu Xuseen Laky

Burco (Damar-News):- Agaasimihii Guud ee wasaarada Cadaalada Somaliland ayaa goor dhaweyd isaga oo ku sugan magaalada Burco ku dhawaaqey in uu iska casilay xukuumada Muuse Biixi .

Hadaba is casilaada agaasimaha ayaa salka ku haysa xadhig ka jarid uu maanta madaxweyne Biixi ku sameeyey jeelka weyn ee magaalada Burco taas oo agaasimaha loo diiday inuu ka Hadley isla markaan uu taliyaha ciidanka Asluubtu Shadhaab ku  yidhi mar uu is yidhi  taliyaha  war bixin uu sameynaayey u sax

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=PKI2sno-JMU

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here