DAAWO : Dadwaynaha Burco Oo Sheegay In Aaney Diyaar U Aheyn In Madaxweyne Biixi Soo Dhaweeyaan+Diyaar garaw la,aan Muuqata

0
572

DAAWO : Dadwaynaha Burco Oo Sheegay In Aaney Diyaar U Aheyn In Madaxweyne Biixi Soo Dhaweeyaan+Diyaar garaw la,aan Muuqata

Burco (Dalmar-News):-  Maalinta Salaasada ah ee Bari ayaa la filaya in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu gaadho magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer , isla markaana uu iminka ku sugan yahay magaalada Berbera ee xarunta gobalka Saaxil .

Magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer ayaan waxaan ka muuqanin soo dhaweyntii lagu yaqanaay inay reer Burco u sameyaan madaxweynayaashii ka horeeyey madaxweyne Biixi taas oo ay reer Burco muddo ka hor u sii diyaar garoobi jireen soo dhaweyntooda .

Shacabka reer Burco waxaa ay sheegen in aaney wax soo dhaweyn ah oo ay Muuse Biixi u ahaan aaney jirin oo ay fartoodii ugu codeeyeen ay eedeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan :

https://www.youtube.com/watch?v=s5Lz1Gd94_U

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here