DAAWO “Gef Iyo Godob Ayuu Ugu Sameeyay Muuse Biixi…” Guddoomiye Ku-Xigeenkii Haaya’dda Qoxoontiga Somaliland Oo Diiday in Uu Wareejiyo Iyo Sababta

0
605

DAAWO “Gef Iyo Godob Ayuu Ugu Sameeyay Muuse Biixi…” Guddoomiye Ku-Xigeenkii Haaya’dda Qoxoontiga Somaliland Oo Diiday in Uu Wareejiyo Iyo Sababta

Dhawaan ayey aheyd markii madaxweyne Muuse Biixi uu guddoomiye ku xigeenka Haaya’dda qaxoontiga iyo barakacayaasha u magacaabey Faadumo Cabdillaahi Cumar Diiriye, taas oo u u hore ugu magacownaa Khadar Sh Cabdilaahi Sheekh Cali Jowhar.

Masuulkan hore xilkaas uga magacownaa ayaan digreeda madaxweynaha lagu sheegin in aan xilkaas laga qaadin balse masuul kale uun lagu dul magacaabey, waxaana uu sheegay guddoomiye ku xigeenki hore in aanu xilkaas baneyneen illaa inta si sharci ah xilkaas looga qaadaayo,

Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here