DEG DEG : Dab Xoogan Oo Goor Dhawayd Ka Kacay Xarunta Warshada Samaysa Furaashyada Ee Gudaha Magaalada Hargaysa

0
678

DEG DEG : Dab Xoogan Oo Goor Dhawayd Ka Kacay Xarunta Warshada Samaysa Furaashyada Ee Gudaha Magaalada Hargaysa

War Deg Deg Ah Oo Hada Soo Gaadhay Shabakada BoramaNews Ayaa Waxa Uu Sheegayaa In U Dab Xoogan Ka Kacay Warshada Soo Saaray Furaashyada Ee Xaafada Maxamuud Mooge Ee Magaalada Hargaysa

Goob Joogayaal Ka ag Dhaw Warshada Ayaa BoramaNews U Sheegay In Badku Uu Ka Dhashay Laydhka Isla Markaana Uu Sii Xoogaysanayo Marba Marka Ka Sii Dambaysa

Geesta Kale Ciidamada Dab Damiska Ee Magaalada Hargaysa Ayaa Goor Dhawayd Gaadhay Goobta Ay Warsahadu Ku Taalo Walina Ku Hawlan Daminta Dabkaasi Xoogan Ee Ka Kacay Warshadaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here