Ronaldo oo raacay wadadii Messi kadib markii Xulka Portuqal 2-1 loogaga badiyay

0
741

Ronaldo oo raacay wadadii Messi kadib markii Xulka Portuqal 2-1 loogaga badiyay

Xulka Portuqal oo ka mid ahaa wadamada sida aadka ah loo filayay in ay guul ka gaaraan ciyaaraha adduunka 2018 ayaa laga reebay wareegga 8-da kadib markii xulka Uruguay uu 2-1 ugaga badiyay.

Cristiano Ronlado ayaa awoodi waayay in uu xulkiisa oo ah horyaalka qaarada Yurub uu wareegga 16ka ay u soo gudbaan,hase yeeshee ciyaaryahanka reer Uruguay ee  Cavani ayaa labo gool u dhaliyay xulkiisa.

Xulka Argentina ayaa ciyaar galabta dhacday waxaa ay ka hareen ciyaaraha adduunka waxana Messi uu awoodi waayay in uu wax u qabto xulkiisa Argentina kadib markii 4-3 loogaga awood roonaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here