Xildhibaan Ilhaan Cumar Oo Ka Hadashay Go’aanka Masaxwayne Joe Biden Kaga Hadhay Tartanka Doorashada

0
43

Xildhibaan Ilhaan Cumar Oo Ka Hadashay Go’aanka Masaxwayne Joe Biden Kaga Hadhay Tartanka Doorashada

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongreska Mareykanka ayaa bogaadisay go’aanka madaxweyne Biden uu kaga haray tartanka doorashada ee dhacaysa Nufeembar.

Waxay tiri: “Waxaan uga mahadcelinayaa sanoooyinkii uu u shaqeeyay waddankeenna,”.

Waxay sheegtay in ay ku faraxsantahay inuu Biden taageeray Kamala Harris si ay noqoto musharraxa xisbiga Dimuqraadiga, iyadoo intaa ku dartay in ay ka adkaan doonto ninka la tartamaya ee Donald Trump.