Dowladihii Yurub Ee Horey u Joojiyay Isticmaalka Talaalka Covid 19 Oo Shaaciyay Inay Dib U Bilaabayaan.

0
318

Dowladihii Yurub Ee Horey u Joojiyay Isticmaalka Talaalka Covid 19 Oo Shaaciyay Inay Dib U Bilaabayaan.

Kadib markii Wakaalada Daawada Yurub ay xaqiijisay in wax dhiig xinjirow uusan sababayn ama dhibaato kale daawada talaalka ka dhanka ah Covid-19 ee AstraZeneca waxa ay shaaciyeen inay dib u bilaaban inay dadkoodi ka talaalan.

Wadamada Germany, France, Spain, Italy iyo kuwa kale oo horey u shaaciyay inay joojiyeen isticmaalka AstraZeneca ayaa maanta qaar kood dib u bilaabaya inay shacabkoodi siyaan.

Ra’iisul Wasaaraha UK boris Jonson ayaa sheegay in maanta oo Jimco ah uu qaadan doono talaalkaasi.

Wasiirada caafimaadka wadama Yurub ayaa dhankoodi shaaciyay inay bilaabayaan qaadasha Daawada talaalka ee AstraZeneca ee kadhanka ah Corona Virus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here