DEG DEG :Badhasaabkii Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi Oi Goor Dhoweyd Ku Geeriyooday Dalka TURKIGA

0
411

DEG DEG :Badhasaabkii Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi Oi Goor Dhoweyd Ku Geeriyooday Dalka TURKIGA

Badhasaabkii Gobolka Togdheer Ayaa Goor Dhoweyd Ku Geeriyooday Dalka TURKIGA Innaaalillahi Wa Inaa ilayhi Raajucuun,Badhasaabkii Gobolka Togdheer Marxuum Xamse Maxamed Cabdi Ayaa Goor Dhoweyd Ku Geeriyooday Dalka Turkiga,Halkaas Oo Saaka Arooryadii Hore Loogu Qaaday Xaalad Caafimaad

Alle Haw Naxariiste Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo In Mudo Ah Xanuusanaayey,Ayaa Xaaladiisa Caafimad Lagula Tacaalayey Cusbataalada Magaalada Hargeisa Halkaas Oo Ugu Danbayntiina Madaarka Cigaal Lagaga Qaaday Diyaarad Gaar Ah,

Ilaayo Hada Ma Jirto Cid Cadaysay Xanuunka Uu U Geeriyooday Badhasaabki Gobolka Togdheer Marxuum Xamse Maxamed Cabdi,

Waxaana uu ku geeriyooday dalka Turkiga iyagoo isagoo Mayd ah laga soo dajiyey Madaarka Istanbul

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here