DEG DEG : Dawladda Turkey-ga Oo Joojisay Munaasibad Xuska 18 may Iyo jaaliyadda iyo ardayda reer somaliland U diyaar Garoobayay.

0
831

DEG DEG : Dawladda Turkey-ga Oo Joojisay Munaasibad Xuska 18 may Iyo jaaliyadda iyo ardayda reer somaliland U diyaar Garoobayay.

Dawladda Turkey-ga Oo Joojisay Munaasibad Xuska 18 may Iyo jaaliyadda iyo ardayda reer somaliland U diyaar Garoobayay.

Dawladda Turkeyga ayaa amar qoraal ah oo ay soo saartay ku mamnuucday xus ay jaaliyadda reer somaliland ee waddankaasi magaalada ankara ugu samayn lahaayeen 28 guuradii gooni isu taagga Jamuuriyada Somaliland 18 may, xuskan oo jaaliyadaha somaliland ka sameeyaan caalamka oo dhan meelaha ay joogaan ayaa noqonaysa marki u horeysay ee dawladda turkey ga oo ka mida ahayd dalalka sannad walba laga xuso maalintan ay joojiyaan, waxana amarka dawladda turkey-ga ku joojisay xuskan dabada ka riixayey safaaradda somalia ku leedahay ankara, dhacdadan lagu mamnuucay xuska 18 may inay jaaliyadda reer somaliland oo isugu jirtay arday ganacsato iyo qoysas muddo badan waddankaas deggenaa ay qabsan kari waayaan ayaa noqonaysa mid fashil weyn ku ah

59106184_279775722928604_6515218504721891328_n59343043_686323401784435_1330556219483488256_n

xukuumada muse bixi taaso muujinaysa tamar darrada siyaasadeed ee arrimaha debedda, waxana tallaabadan ay ku wada socdaan dawladaha turkey iyo somalia noqonaysa mod laf jab ku ah qaranimada somaliland iyo xidhiidhadi sxbtinimo ee ka dhexeyey dalalka caalamka ee turkey gu ka mid yahay iyo somaliland, waxana la filayaa jawaabta ay xukuumadda somaliland ka bixiso tallaabadan ay qaaday dawladda turkey gu.

Balse Ilaa Hada Ayaan La Ogayn Halka Ay Ku Danbay Doono Joojina Xuska 18ka May Ee Ku Dhawaaqay Dalwada Turkigu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here