DEG DEG : Gudoomiyaasha maxkamadaha gobalka Maroodi-Jeex Iyo Degmada Hargeysa Oo Xilkii Laga Qaaday

0
896

DEG DEG : Gudoomiyaasha maxkamadaha gobalka Maroodi-Jeex Iyo Degmada Hargeysa Oo Xilkii Laga Qaaday

Hargeysa (Dalmar-News):- Gudoomiyaha maxkamada Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday gudoomiyaha maxkamada gobalka Maroodi-Jeex Axmed Dalmar iyo gudoomiyihii maxkamada Degmada Hargeysa Cabdirashiid Beer Geel .

Gudoomiyaha ayaa masuulyiintan uu xilka ka qaaday bedelkoodii magacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here