DAAWO : Somaliland Oo Soo Dhaweysay Inay Itoobiya Dhex Dhexaadiso Somaliya

0
645

DAAWO : Somaliland Oo Soo Dhaweysay Inay Itoobiya Dhex Dhexaadiso Somaliya

Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka arimaha dibada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon oo wareysi siinaayey maanta laanta afka Somaliga ee Idaacada VOA ayaa waxaa uu faah faahin dheeri ah ka bixiyey kulankii dhawaan magaalada Addis Ababa ku dhex maray Madaxweyne Biixi iyo raysal wasaaraha dalka Itoobiya

Wasiirka ayaa sheegay in raysal wasaaraha Itoobiya la soo qaadey Somaliland wada hadaladii u dhaxeeyey labada Dal isla markaana waxaa uu cadeeyey inay Somaliland soo dhaweynayso cid kasta oo xog ogaal ah oo qeyb ka noqoneysa wada hadalada Hargeysa iyo Moqdisho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here