DAAWO : Abwaan Siciid Maxamuud Gaheyr Oo Eedeymo U Jeediyey Ciidanka Booliska Somaliland

0
560

DAAWO : Abwaan Siciid Maxamuud Gaheyr Oo Eedeymo U Jeediyey Ciidanka Booliska Somaliland

Hargeysa (Dalmar-News):- Abwaan Siciid Maxamuud Gaheyr oo dhawaan dib u helay Xoriyadiisa oo maanta la Hadley telefishanka Bulsho Tv ayaa waxaa uu eedeymo u jeediyey hab dhaqanka ciidanka Booliska Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here