DAAWO : Hogaamiye Xirsi Oo Si Adag Uga Hadley Mawqifka Xisbiga Waddani Ee Doorashooyinka , Madaxweyne Biixi-na Fariin U Diray

0
1255

DAAWO : Hogaamiye Xirsi Oo Si Adag Uga Hadley Mawqifka Xisbiga Waddani Ee Doorashooyinka , Madaxweyne Biixi-na Fariin U Diray

Hargeysa (Dalmar-News):-  Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo maanta warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga Hadley mawqifka xisbiga Waddani ee doorashooyinka iyo Kominshanka doorashooyinka .

Hogaamiye Xirsi ayaa sheegay in xisbiga Waddani aanu marnaba aqbali doonin in Kominshankan doorashooyinku uu doorasho danbe u qabto isla markaana aaney jirin cid ku qasbi karta xisbigooda arigti kale

Sidoo kale Hogaamiye Xirsi ayaa cadeeyey in aaney suurto gal aheyn in dalka ay ka dhacdo doorasho laba xisbi oo kali ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here