DEG DEG : Madaxweynaha cusub ee Puntland oo goordhaw la doortay (Yaa Ku guuleestay)

0
1227

DEG DEG : Madaxweynaha cusub ee Puntland oo goordhaw la doortay (Yaa Ku guuleestay)

Waxaa goordhaw soo dhamaatay wareegii ugu dambeeyay doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka socotay magaalada Garawe, waxaana wareegii ugu dambeeyay doorashada ku tartamayay labo musharax.

Doorashada waxaa ku guuleestay Musharax  Saciid Cabdulaahi Dani oo helay 35 cod halka Musharaxa kaalinta labada galay Asad Cismaan Cabdulaahi Diyaano uu isna helay 31-cod..

Doorashada goordhaw ka dhacday magaaada Garawe ayaa aheyd mid xiiso iyo xamaasad gaar ah wadatay, waxaana doorashada isaga haray Musharaxiin horey loo saadaalinayay in ay ku guuleesan donaan.

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay la dhacsan tahay natiijada kasoo baxady doorashada in kastoo laga guuleestay musharaxiintii ay taageeraysay ,ahada waxa ay guul dowladu u aragtaa in Gaas meesha ka baxay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here