DEG DEG : Akhriso Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Puntland oo lasoo saaray

0
1152

DEG DEG : Akhriso Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Puntland oo lasoo saaray

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland ayaa goordhaw magaalada Garawe kusoo bandhigay habraaca Doorashada iyo Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta tartameysa.

Doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa lagu wadaa in 8-da bishan ka dhacdo magaalada Garawe, waxaana diiwaan galinta Musharaxiina ay bilaabaneysaa maanta oo sabti ah iyadoona ku egtahay beri oo axad ah.

Musharaxiinta u tartameysa Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa laga rabaa in ay bixiyaan lacag dhan 20-kun oo Dollar, halka Musharaxiinta Madaxweyne kuxigeenka laga rabo 10-kun oo dollar.

Halkan ka Akhriso Shuruudaha Doorashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here