Hidiya oo buundadii ugu weyneyd ka hirgalisay meel u dhow xadka Shiinaha

0
725

Hidiya oo buundadii ugu weyneyd ka hirgalisay meel u dhow xadka Shiinaha

Hindiya ayaa ka daah furtay buundada ugu weyn gobolka Assam ee dhaca waqooyiga Hindiya talaadada maanta taasi oo isku xiri doonto xadka shiinaha.

Buundadan oo cabirkeedu yahay 4.9 kiilo mitir ayaa waxaa la dulmariyay wabiga Brahmaputra,waxaana dhismahan uu qaatay mudo 20 sano ah.

Ra,isul wasaare Brahmaputra Modi ayaa sheegay in $800 Millon oo lacag ah ay ku baxday dhismaha buundadan.

Dhanka kale buundadan ayaa awooda in ay qaado gaadiidka xoogan oo ay isticmaalaan milatariga
Buundadan ayaa dhanka kale isku xiri doonta magaalooyinka Dibrugarh iyo Itanagar oo markii hore loo socon jiray masaafo dhan 750 kiilo mitir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here