DAAWO :- Gudoomiyaha Ururka ONLF Oo Soo Gaadhay Magaalada Adis Ababa Iyo Soo Layaab Leh Oo Loo Sameeyey

0
562

DAAWO :- Gudoomiyaha Ururka ONLF Oo Soo Gaadhay Magaalada Adis Ababa Iyo Soo Layaab Leh Oo Loo Sameeyey

,Wasiirka Maaliyadda dowladda Itoobiya iyo xubno kale, Garoonka Hilton waxaa sidoo kale buux dhaafiyay dad Shacab ah.

Tan iyo markii uu talada Itoobiya qabtay Ra’iisul Wasaare Abiye Ahmed, waxaa jiray isbadalo waaweyn oo wadanka ka dhcay, waxaana kamid ahaa in ururada ONLF, OLF iyo Ginbot 7 laga saaro liiska argagixisada, waxaana dib u laabtay Hogaankoodii oo wadahadal markan diyaar u ah.

Xukuumada Ra’iisul Wasaare Abiye iyo ONLF, ayaa Asmara wadahadal ku yeeshay Bishii October ee sanadan, waxaana lagu balamay in dhameystirka wadahadalka la isla aado Gudaha Itoobiya.

OLNF waxaa ay dagaal kula jirtay Dowladda Itoobiya tan iyo 1984tii xilligaas oo la aas aasay, heshiiska cusub ee Itoobiya iyo ONLF ayaa waxaa ka mid ahaa in ay hubka dhigaan,hadafkoodana ku gaaraan siyaasad nabadeed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here