DAAWO “ Kuwani Waa Kominshan Liita ..” Muj Cali Guray Oo Si Adag Uga Hadley Dib U Dhaca Doorashooyinka

0
707

DAAWO “ Kuwani Waa Kominshan Liita ..” Muj Cali Guray Oo Si Adag Uga Hadley Dib U Dhaca Doorashooyinka

Hargeysa (Dalmar-News):- Siyaasi Cali Guray ayaa waxaa uu si adag uga Hadley dib u dhaca doorashooyinka Somaliland ee ay shalay ka dhawaaqeen kominshanka doorashoyinku

Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye  ayaa waxaa uu eedo culus u jeediyey xubnaha kominshanka doorashooyinka oo uu ku sifeeyey qaar liita oo aan shaqadooda aqoon

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here