DAAWO : Somaliland Oo Ka Jawaabtey Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Qoomiyada Oromada Itoobiya

0
927

DAAWO : Somaliland Oo Ka Jawaabtey Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Qoomiyada Oromada Itoobiya

Hargeysa (Dalmar-News):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay ka jawaabtey hadal shalay ka soo yeedhay madaxweynaha Qoomiyada Oromada dalka Itoobiya Mr Lemma Megersa  .

Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Somaliland Liiban Yuusuf Cismaan ayaa waxaa uu sheegay  in Somaliland ay diyaar u tahay cid kasta oo xidhiidh ganacsi la yeelanaysa

Sidoo kale wasiir ku xigeenka ayaa waxaa uu isna sheegay in ay soo dhaweynayaan dawlada Kenya oo iyaduna dooneysa inay xidhiidh ganacsi la yeelato Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here