Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo soo dhaweeyay iscasilaadii qaar ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur galbeed

0
570

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo soo dhaweeyay iscasilaadii qaar ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur galbeed

War-murtiyeed Ka Soo Baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo soo dhaweeyay iscasilaadii qaar ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur galbeed ee Soomaaliya waxayna Sidoo kale baaq deg deg ah u direen Beesha Caalamka,UN-ka iyo Ururka IGAD.

Sidoo kale Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo qadka telfoonka ku wada hadlay ayaa sheegay in ay sii xumaanayso Xaaladda ay ku sii socoto doorashadii la rabay in ay ka qabsoonto Koonfur galbeed ee Soomaaliya waxayna soo saarayn 8 qodob

War-murtiyeed qadka telfoonka ku soo saarayn Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here