“In Muqdisho Loo Daad Gureeyo Dhaawicii Gobolka SOOL Waxay Bar Madaw Ku Tahay Xukuumadda Muuse Biixi “Xisbiga UCID

0
835

“In Muqdisho Loo Daad Gureeyo Dhaawicii Gobolka SOOL Waxay Bar Madaw Ku Tahay Xukuumadda Muuse Biixi “Xisbiga UCID

xisbiga UCID ayaa nasiib-darro taariikhiya ku tilmaamay in dadkii ku dhaawacmay dagaal Beeleedkii gobolka Sool loo qaado magaalada Muqdisho.
Qoraalka xisbigu soo saaray oo uu ku saxeexan yahay Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa lagu sheegay in arrintani Barmadow ku tahay xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Biixi. Qoraalkaas oo dhammaystiran ayaa u dhignaa sidan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here