Dowladda Oo Muqtaar Roobow Kahor Istaagtay Inuu U Tartamo Doorashada Koofur Galbeed

0
623

Dowladda Oo Muqtaar Roobow Kahor Istaagtay Inuu U Tartamo Doorashada Koofur Galbeed

Shalay gelinkii hore ayaa Wadaadka Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur waxa uu gaaray Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxaana halkaasi uu kaga dhawaaqay inuu yahay musharax Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay Muqtaar Roobow ka joojisay inuu u tartamo xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxana ay sheegtay inay jiraan dhowr Sharuudood oo u diideyso inauu tartamo.

Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here