Hogaamiyihii Hore Mukhtaar Roobow oo U sharraxan Madaxwayne-nimo.

0
750

Hogaamiyihii Hore Mukhtaar Roobow oo U sharraxan Madaxwayne-nimo.

Ku-xigeenkii Amiirka Al-shabaab Sheekh Mukhtaar Rooboow oo Musharrax u ah Madaxweyne-nimada Maamul-gobolleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, sannadkii 2017-kii ayuu Muqdisho kaga dhawaaqay inuu ka baxay Ururka Al-shabaab, Sannadkan 2018-kana wuxuu Musharrax u yahay Madaxweyne-nimada Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo Caasimaddiisu tahay Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here