DEG DEG : Guddoomiyayaal Maxkamadeed iyo Garsoorayaal la magacaabay

0
852

DEG DEG : Guddoomiyayaal Maxkamadeed iyo Garsoorayaal la magacaabay

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa wareegto ku magacaabay guddoomiyaasha qaar kamid ah Maxkamadaha degmooyinka gobolka Banaadir iyo garsoorayaal.

Guddoomiyaha Maxkamada degmada Xamarweyne ayaa loo magacaabay Maxamed Cabdulaahi Yuusuf halka guddoomiyaha Maxkamada degmada Dharkeynley uu noqonayo Maxamuud Xuseen Jimcaale.

Sidoo kale wareegtadan ayaa lagu magacaabay garsoorayaal Maxkamadaha racfaanka gobolka banaadir iyo Maxkamada gobolka Banaadir.

Halkan ka aqriso wareegtada lagu magacaabay garsoorayaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here