Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo ku dhowaaqay Golahiisa Wasiirada

0
742

Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo ku dhowaaqay Golahiisa Wasiirada

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muxumad Cumar ayaa soo saaray golaha wasiirada cusub ee maamulkiisa.

Golaha Cusub wasiirada waxaa la filayaa maanta in ay ansixiyaan baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida.

Madaxweynaha DDSI Mudane Mustafe Muxumed Cumar

2 Madaxweyne Ku/xigeen Mudane Aadan Farax Ibrahim

3 Wasiirka Biyaha Mudane Bashiir Shaafi

4 Wasiirka Maaliyadda Mudane Bashir Dubad

5 Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xasan Dhaadhi

6 Wasiirka Waxbarashada C/laahi Maxamed Muuse

7 Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed

9 Wasiirka Beeraha Mudane C/qaadir iimaan

10 Wasiirka Howlaha Guud Mudane C/fatax Sh Biixi

11 Wasiirka Ganacsiga Mudane C/raxan Axmed Xasan

12 Wasiirka Ka-hortaga Masiibooyinka Mudane Maxamed Cabdi

13 Wasiirka Qurbajoogta Muadne Xabiib Xaaji

14 Wasiirka Xeer-ilaalinta Mudane C/wali Jamac Ibrahim

15 Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq

16 Wasiirka Cadaalada Mudane Mubaarak Sh Cumar

17 Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha MudaneXasan Aadan

18 Wasiirka Haweenka Marwo Ayaan Cabdi Shukri

19 Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali

20 Wasiirka TVET Mudane C/raxmaan Liid Daahir

21 Wasiirka Dooxooyinka Mudane Axmed Deeq Maxamed

22 Wasiirka Sayniska Mudane Axmed Naaji

23 Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Mudane Ilyaas Abiib

24 Wasiirka Macdanta, Tamarta Mudane Lade C/wali

25 Wasiirka Dhalinyarada Mudane Xasan Faarax Cali

26 Maareeyaha Wakaalada, Jidadka Sacaada Giire

27 Maareeyaha Wakaalada, Dakhliga Mudane C/laahi Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here