Dagaal Saaka Ka Bilaamay Deegaanka Tuke-Raq Iyo Madaafiic Culus Oo Laysku Weeraray

0
760

Dagaal Saaka Ka Bilaamay Deegaanka Tuke-Raq Iyo Madaafiic Culus Oo Laysku Weeraray

Waxaa xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa deegaanka tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo saaka Waaberigii laga maqlay madaafiic ay isweeydaar sanayeen Ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa maamul gobolleedka Puntland.

Saaka subixii hore dadka tirada yare ee ku hadhay deegaanka Tuke-raq waxa ay ku waabariisteen jugta culus madaafiicda ay isku-ridayeen labada dhinac ee halkaasi weli iskuhor-fadhiya.

 

Xiisadaha dagaal ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaan weli loo helin wax xal ah.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco halkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here