RW Xamse Barre Oo U Amba-Baxay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedka Safarkiisa

0
216

RW Xamse Barre Oo U Amba-Baxay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedka Safarkiisa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo Jabuuti waxa uu kulamo ku saabsan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada waddan uu la yeelan doonaa madaxda Jabuuti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here