DAAWO : Guddoomiye Cirro”Kaftankii Reeraha Waxaan u Dhaafay Muuse Iyo Faysal”

0
585

DAAWO : Guddoomiye Cirro”Kaftankii Reeraha Waxaan u Dhaafay Muuse Iyo Faysal”

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cabdulaahi Cirro oo maalinka ololaha Xisbiga Kala qayb galay Boqolaal kamid ah taagerayasha Xisbiga ayaa qudbad uu jeediyay ku weeraray Madaxwaynaha Somaliland,Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid.

Guddoomiye Cirro ayaa yidhi”Kaftankii Reeraha waxaan u dhaafay Muuse Iyo Faysal”

Hoos ka Daawo Fah faahin:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here