DAAWO : Barkhad Batuun oo Hargaysa Kusoo bandhigay Cagaf Wayn oo ah Astaantisa Codbixinta

0
397

DAAWO : Barkhad Batuun oo Hargaysa Kusoo bandhigay Cagaf Wayn oo ah Astaantisa Codbixinta

Murashax Baarlaman Gobolka Maroodijeex Mudane Barkhad Jaamac Batuun ayaa Magaaladda Hargaysa kuso bandhigay cududiisa taagero.

Barkhad oo wata Astaantiisa Cagafta ayaa boqolaal Taagerayashisa ah la tagay beerta Xoriyada ee Hargaysa.

Hoos ka Daawo Fah Faahin:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here