Hobolkii Caanka ahaa ee Cabdi Qaboojiye oo Isaga oo Sariir Saaran Xaaladiisuna Culus tahay Fariin udirey Soomalida

0
432

Hobolkii Caanka ahaa ee Cabdi Qaboojiye oo Isaga oo Sariir Saaran Xaaladiisuna Culus tahay Fariin udirey Soomalida

Hobolka Caanka ah ee Cabdi Qaboobiye oo la ildaran xanuunka Fayraska Corana ayaa waxa uu iska soo duubay muuqal lagu baahiyay baraha bulshada.

Cabdi Qaboojiye ayaa waxa uu cafis iyo saamaxad ka dalbaday Umadda Soomaliyeed oo uu sheegay in uu rabo in ay cafiyaan cidii in uun wax u haysa,sido kalena uu isagu cafiyay.

Cabdi Qaboojiye oo xanuun uu kamuuqdo ayaa waxa kamid ahaa hadaladiisa in uusan garanayn xili uu gaadhi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here