Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Cudurka COVID-19 Ah

0
434

Maanta oo tallaado ah Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa soo Bandhigtay Natiijada kasoo baxday looga shakisnaa inay qabaan Cudurka COVID-19 oo si kusii faafaya deegaanada Somaliland.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay Cudurka laga helay 17 qof oo hor leh, kuwaasi oo isugu jira 10 qof oo rag ah iyo 7 Dumar ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here