DAAWO :Siyaasinta Kaso Jeeda Gobalada Sool Iyo Sanaag Oo Maanta Shir Kaso Horjeeda Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa.

0
511

DAAWO :Siyaasinta Kaso Jeeda Gobalada Sool Iyo Sanaag Oo Maanta Shir Kaso Horjeeda Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa.

Hargeysa (Dalmar-News):- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland  Baashe Maxamed Faarax ayaa waxaa uu maanta kulan deg deg ah la qaatey wasiirka  Gaashandhiga  iyo wasiirka Hawlaha guud oo ay isku deegan ka soo jeedaan

Labadan wasaaradood ee uu maanta gudoomiye Baashe la kulmay wasiiradooda waxaa baadhis ku wada hanti dhawrka Somaliland isla markaana xildhibaan indho indho oo kulankaasi qeyb ka ahaa waxuu warbaahinta u sheegay in si qabiil ay maanta masuulyiintan maanta u wada hadlayeen

Sidoo kale xildhibaan Indho Indho  ayaa sheegay sidoo kale in wasiirada beeshiisa aan loo magacaabin wasaarado wax laga cuni karo oo lacago badan maamula

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here