Ogaysiis Ogaysiis Rugta Ganacsatada Gobolka Togdheer 

0
1075

Ogaysiis Ogaysiis Rugta Ganacsatada Gobolka Togdheer

Burco (Dalmar-News) Rugta Ganacsiga Gobolka Togdheer waxay ugu bashaaraynaysaa isla markaana ogaysiinaysaa Ganacsatada Gobolka in loo qaban doono Tabar muhiim ah kuna saabsan Ganacsiga iyo kobcinta aqoonta ganacsi oo lagu baran doono Maamulka, Xisaabaadka iyo Suuq geynta, looguna talo galay inay ka faaidaystaan 30 (sodon) Shirkadood ama Ganacsade, tabarkaas oo socon doona muddo laba wiig ah oo ka bilaabmaysa 16.03.2019 kuna eeg 31/3/2019.
Sidaas darteed waxa lagu war gelinayaa ciddii dananaysa inay ka qayb qaadato tababarkaas inay iska diiwaan geliyaan xafiiska rugta ganacsiga ee Gobolka Togdheer.

Ama ay la xidhiidhaan telefoonadan hoos ku qoran :

0634431076 ama 0654431076

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here