DAAWO “ Madaxweyne Cadalaad Samee Oo Xukuumadada Dib Ugu Noqo ..” Siyaasi Cabdicasiis Samaale

0
557

DAAWO “ Madaxweyne Cadalaad Samee Oo Xukuumadada Dib Ugu Noqo ..” Siyaasi Cabdicasiis Samaale

Hargeysa (Dalmar-News):- SIyaasi Cabdi Casiis Maxamed Samaale oo ka hadlaayey shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu talooyin culus u soo jeediyey madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumadiisa

Siyaasi Samaale ayaa waxaa uu madaxweyne Biixi ugu baaqay in uu dib ugu noqdo golihiisa xukuumada isla markaana uu madaxweynuhu ku dadaalo cadaalada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here