DEG DEG : Waa Kuma Siyaasiga Loo Doortay Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Iyo Ku Xigeenkiisa

0
618

DEG DEG : Waa Kuma Siyaasiga Loo Doortay Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Iyo Ku Xigeenkiisa

Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Doortay Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Iyo Ku Xigeenkiisa Golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ayaa doortay Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye kaas oo loo Doortay Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa Sido kale Waxay Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga kulmiye Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Dhexe U Doorteen Cali Caliyow

Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ayaa Helay 257 Cod Halka Ku Xigeenkiisu Helay 200 Oo Cod.Shirkii KULMIYE Uga Socday Boorama Oo Lagu Doortay Hoggaanka Golaha Dhexe

Qaabka ay u dhacday codaynto guddoomiyaha golaha dhexe ee KULMIYE:

Xildhibaan Maxamuud Jaamac waxa uu helay 257 cod.
Shariif Abokor Maxamed waxa uu helay 13 cod.
Qaabka ay u dhacday codaynto guddoomiyaha ku-xigeenka golaha dhexe ee KULMIYE:
Cabdi Siciid Faahiye waxa uu helay 21 cod
Nasra Maxamed Cabdi waxa ay heshay 44 cod
Cali Maxamed Cali waxa uu helay 200 oo cod.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here