DAAWO : Xukuumada Muuse Biixi Oo Shaacisay Deyntii Xukuumada Siilanyo ay kala Wareegtay

0
504

DAAWO : Xukuumada Muuse Biixi Oo Shaacisay Deyntii Xukuumada Siilanyo ay kala Wareegtay

Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu maanta guddida ilaalinta iyo dabo galka hantida qaranka ee golaha wakiilada maanta uu markii ugu horeysay u sheegay xadiga ay leegtay lacagta deynta ah ee ay xukuumadii Siilanyo ku wareejisay xukuumada madaxweyne Biixi .

Gudoomiyaha Guddida ilaalinta iyo dabo galka hantida qaranka Xildhibaan Buubaa ayaa shaaciyey in wasiir Sacad u sheegay in Xukumadii Siilanyo ku wareejisay lacag dhan 80 Milyan Oo Dollar isla markaana xukuumada Biixi la daalo dhaceyso bixinta deyntaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here