DAAWO : Tirada Maxaabiista Ajaanibka Ah Ee Ku Xidhan Xabsiyadda Somaliland Iyo Dambiyadda Ay U Xidhan Yihiin

0
548

DAAWO : Tirada Maxaabiista Ajaanibka Ah Ee Ku Xidhan Xabsiyadda Somaliland Iyo Dambiyadda Ay U Xidhan Yihiin

Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka wasaaradda cadaaladda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caadeeye Fariid ayaa waxa uu ka warramay tirada maxaabiista ajaanibta ah ee ku xidhan xabsiyadda Somaliland iyo dambiyadda ay u xidhan yihiin waxaana uu tiradooda ku sheegay 35 maxbuus oo u kala dhashay dalalka Itoobiya Iyo Yemen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here