DAAWO “ Somaliland Waxay U Socda Nidaamkii Kali Taliska , Waana La Kala Tashan Doonaa..” Gudoomiye Ciro Oo Hadley

0
532

DAAWO “ Somaliland Waxay U Socda Nidaamkii Kali Taliska , Waana La Kala Tashan Doonaa..” Gudoomiye Ciro Oo Hadley

Hargeysa (Dalmar-News):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo wareysi BBC-da ku siiyey xafiiskeeda magaalada Nairobi waxaa uu ku sheegay in hadii ay labada xisbi ee UCID iyo Kulmiye ay ku tashadeen in masiirka Somaliland ay kaligood ka taliyaan oo doorasho kaligood galaan in la kala tashan doono oo aanu xisbiga Waddani daawade ka noqon doonin doorasho u gaar ah labadaas xisbi

Sidoo kale Gudoomiye Ciro ayaa sheegay in Somaliland ay ku sii socoto nidaamka kali taliska taasina ay horseed u noqon doonto dhawac ku yimaada Nabad galiyada iyo xasiloonida Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan:

https://youtu.be/qWLTSkTwK2o

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here