DAAWO : Baashe Cali Jaamac Oo Madaxweyne Muuse Biixi U Hanjabey ”  Dhulbahante Ma Aamisana S/Land ”

0
660

DAAWO : Baashe Cali Jaamac Oo Madaxweyne Muuse Biixi U Hanjabey ”  Dhulbahante Ma Aamisana S/Land ”

Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirkii hore ee biyaha Somaliland Xukuumadii madaxweyne Siilanyo Md Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi .

Sidoo kale Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa uu ka biyo diiday dariiqii ay ciidamada Somaliland ku tagteen deeganka Tuko-raq oo uu u sifeeyey in ay tahay sifo qaldan , waxaana uu cadeeyey in beesha Dhul bahante aaney wali aamisaneen Somaliland

https://youtu.be/F8im3xtgczQ

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here