DEG DEG : Tirinta Codadka wareega labaad oo soo dhamaatay (Akhriso sida codadka loo kala helay)

0
561

DEG DEG : Tirinta Codadka wareega labaad oo soo dhamaatay (Akhriso sida codadka loo kala helay)

Waxaa soo dhamaatay tirinta codadka wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana wareega labaad ee doorashada isugu soo haray Sadex Musharax .

Wareega labaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland waxaa  hogaaminaya Musharax Asad Cismaan oo helay 30-cod halka Musharax Saciid Cabdulaahi Dani  uu isna helay 29- cod..

Wareega sadexaad ee doorashada waxaa isaga haray Musharax Faarax Cali Shire oo helay codad gaaraya 7-cod , waxaana wareega sadexaad ee ugu dambeeya usoo gudbay labada Musharax ee kala ah Asad Cismaan Diyano iyo  Savcid Dani .

Doorashada ayaana lagu kala bixi doonaa wareega ugu dambeeya, iyadoona uu guuleesan doono musharaxii cod bata, waxaana guusha heli doona Musharaxa uu taageero Faarax Cali Shire oo wareega Sedexaad ku haray .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here